Abwaan iyo Qoraa isaga oo xabsi ku jira ku guuleestay Abaal marin muhiim ah !!

Amanuel Asrat oo ahaa Abwaan iyo qoraa u dhashay dalka Eritrea ayaa ku guuleestay abaalmarinta sanadkan 2020 uu bixiyay Ururka xorriyatul-qowlka ee English PEN ee ka aas aasan dalka Britain. Abwaankan abaalmarinta ku guuleestay ayaa la xiray 19-sano kahor xiligaas uu ahaa tafatiraha Wargeyska Zemen, waxaana abwaankan loo xiray in uu mucaarad ku ahaa siyaasada Madaxweynaha dalka … Continue reading Abwaan iyo Qoraa isaga oo xabsi ku jira ku guuleestay Abaal marin muhiim ah !!